Daily Archives: November 25, 2014

VIDEO: Ra’isul Wasaare C/weli Oo Ka Hadlay Kala Aragti Duwanaanshaha Dowladda

Muqdisho (BARTAMAHA) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa shirkaan jaraa’di uga hadlay arrimaha kala ah, kala aragti duwnaanshaha u dhaxeeya isaga iyo madaxweynaha, go’aankii ka soo baxay guddoonka Barlamaanka iyo baaq uu u jeediyey shacabka Soomaaliyeed … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment