Calendar

Farmaajo: Ku Meel Gaarka waqti badan ayaa ku lumay, waa inaan ka baxnaa (VIDEO)

FarmaajoBartamaha — Raiisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) ayaa carabka ku adkeeyay in marxaladda ku meel gaarka ah ee ilaa iyo 7 sano lagusoo jiray laga baxo maxaa yeelay ayuu yiri waqti badan ayaa Soomaaliya uga lumay xitaa dowladaha caalamka heshiis kulama geli karaan, waxaana loo baahan yahay ayuu yiri in KMG laga baxo oo dalka amnigiisa la sugo, dalkana la dhiso, mana doonayno ayuu yiri inaan ku jirno transitionka.

Raisal Wasaaraha oo hadalkiisa sii wata ayuu wuxuu sheegay in umadda Soomaaliyeed aysan u qalmin in KMG weligeed lagu jiro.

Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: