Ibrahimovic oo lagu wado in ku biiro Barcelona

Posted on Jul 17 2009 - 4:10pm by News Desk
Tweet
Pin It

etoo-zlatan_1444970cbartamaha — Xidiga caanka ah ee reer sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa waxaa lagu wadaa in uu ku biiro doono kooxda Barcelona ee wadanka spain. warkan ayaa soo baxay Khamiistii kadib wada hadalo xaasaasi ah oo  dhexmaray madaxda sar sare ee labada naadi.
Heshiiska labada dhinac ayaa dhigaya in barcelona bixiso aduun dhan 40 million oo pound iyo in ay Eto’o iyo Hleb dayn ahaan u bixiso sanad ciyaareedka soo socda.

WQ/Barqadle