Calendar

Kabaha Aduunka ugu FOOSHA XUN (VIDEO)

Intii Bini aadadamku ay soo jireen waxay soo  gashteen Kabo noocya badan, kala qurux badan, kala qaalisan laakiin weli maanan arag kabahaan aan idiin hayno maanta kuwo ka FOOLXUN kana qaabdaran.

Macnaha laga wado iyo fikirka ka dambeeya ayaa naga weyn oo aanan garaneyn. Hoos ka daawo Kabaha adduunka ugu Qaabdaran uguna Foosha Xun. Magaca Kabahaan ayaa la yiraahdaa “Scary Beautiful” Waxaana sameeyey Kabatole u dhashay dalka Nederland magaciisana la yiraahdo Van der Vyver.

 

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: