Liverpool oo Aqualani gacanta kusoo dhigtay

Posted on Aug 11 2009 - 1:34pm by News Desk
Tweet
Pin It

Alberto_AquilaniBartamaha — Liverpool ayaa ku guulaysatay in ay gacanta ku soodhigto laacibka reer italy oo khadka dhexe ooga dheeli jiray naadiga as roma.

Albert Aqualani ayaa laga soo baxshay aduun gaaraya 26 million oo doolar. Aqualani ayaa baasay itaxaankii caafimaadka waxaana lagu wadaa in uu dheelo ciyaaraha saxaabtinimada ah ee liverpool yeelandoonta.

Aqualani ayaa lagu wadaa in uu ka ciyaari doono booskii uu baneeyay Alanso oo Real Madrid u wareegay.

BARQADLE
Bartamaha Isboortiga – www.Bartamaha.com