Maalqabeenada ugu Da’da yar Aduunka (SAWIRO)

Posted on Mar 11 2010 - 6:06pm by News Desk
Tweet
Pin It

Bartamaha — Marka aad maqasho ninka adduunka ugu lacagta badan waxaa laga yaabaa inaad u sawiratid nin waayeel ah oo waligiis soo shaqaysanayay, Laakiin waxaa jira in beryahan danbe ay soo baxeen dhallinyaro maalqabeeno ah.

Hoos ka daawo sawirada maalqabeenada da’da yar.

mark

Mark Zuckerberg

Da’da: 25

Dhalashada: U.S.

Lacagta: $4 billion

Sida lacagta lagu sameeyay: Facebook

albert
Albert von Thurn und Taxis

Da’da: 26

Dhalashada: Germany

Lacagta: $2.2 billion

Sida lacagta lagu sameeyay: Dhaxal

haririFahd Hariri

Da’da: 29

Dhalashada: Lebanon

Lacagta: $1.4 billion

Sida lacagta lagu sameeyay: Dhismayaal, Maalgalin

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA OO DHAMAYSTIRAN (KULLIGOOD)