Calendar

Madaxwayne Xasan oo u socdaalaya Gedo

hassan sheikh upsetMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta la filayaa inay socdaal ku tagaan Gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaaliya.

Sida xafiiska wararka Bartamaha soo gaarayaan, Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku waheliyaan Wasiiro,Xildhibaano iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Booqanayaan Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.

Sababta socdaalka Madaxwaynaha ayaa waxaa la sheegay inay tahay u kuur galida xaalada amni, nolol dhaqaale ee ka jirto gobolkal iyo sidoo kale sidii looga saari lahaa Al Shabab qaybaha Gobolka ka mid ah ay ka armiso

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Latest Somali News.
« »

Comment: