Calendar

MUCJISO:- Bisad Tacsi u taalo Markii bisad kale dhimatay (Video)

BISAD MURUGO HAYSOBartamaha _Bisadan ayaa waxa ay dhigtay Mucjiso balaaran ka gadaal markii ay ku dul barooratay Maydka Bisad kale oo yaalay laba gaari dhexdood.

Dad badan ayay yaab iyo Mucjiso ku noqotay markii Bisadan ay muujisay Murugo xoogan iyadoo muddo dul meeraysanaysay Maydka Bisada kale oo dhimatay.

DAAWO VIDEO:-

Comments

comments

Category : Featured, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: