Calendar

Puntland oo kahadashay Socdaalkii uu Laasqoray ku yimid Madaxweynaha Somaliland (war Saxaafadeed)

WARSAXAAFADEED

Ku saabsan Imaatinkii Madaxweynaha Somaliland Ku Tagey Degmada Laas-Qoray

 Waxaa saakay oo taariihdu ahayd 16/03/2014 subaxnimadii si xad-gudub ah ku yimid degmada laas-qoray oo katirsan Dowladda Puntland Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), taasoo ah daan-daansi iyo xad-gudub lagu soo xad-gudbay xadduuda Puntland.

Punland waxay diyaar u tahay inay difaaacdo xadduudeeda islamarkaasna waxay ka digaysaa wax kasta oo keeni kara colaad dhex marta dariskeeda iyo isku dhac maamuleed iyo shacabka dariska ah.Wasiirka warfaafinta

Cabdiweli Xirsi Cabdille

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta

Comments

comments

Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: