Calendar

Sheekh Sharif oo la weydiiyay Heshiiskii Badda ee lala galay Kenya: “Lagama Hadli karo” (Video)

heshiiskii baddaBartamaha (London) Suaashan ayaa waxaa weydiiyay Amaal Cali oo ka tirsan Xisbiga Hanoolaato, mar uu madaxweynuhu ku qabtay suaalo iyo jawaabo guriga daaraasdka caalamiga ah ee Chatam House London, suaalahaan oo Ingriis & Soomaali lagu weydiinayay maadaama ay dad ajnabi ahi joogeen qolka ayaa Amaal waxay wax ka weydiisay madaxweynaha arrintii beryahanba laga hadlayay ee ahayd in dowladda ku meel gaarka ah ay la gashay dowladda Kenya heshiis u saamaaxaya dowladda Kenya inay yeelato qeyb ka mid ah badda Soomaaliya.

Wax badan ayaa la sugayay in Madaxweynuhu ka jawaabo suaashaan oo kale, nasiib wanaag Amaal oo in badan ku guda jirtay arrimaha badda & xeebaha Soomaaliya ayaa weydiisay suaashaan muhiimka ah.

Daawo:

Bartamaha.

London

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: