Calendar

Sh. Shariif: “Markaad Addis Ababa maqashiin inaad suaalo lasoo boodiin waan ka xumahay”

suaal addisBartamaha (London) Suaasha uu weydiiyay Ibraahim Baafo ayaa ahayd: Mudane Madaxweyne Maxaa heshiiska addis ababa loo aadayaa oo loogu qaban waayay Xamar?

Madaxweynaha oo ka jawaabaya suaashaas ereyaduu ku jawaabay waxaa ka mid ahaa “Addis Ababa in lagu qabto waxa dhibaatada ood ka aragtaan aan rabaa inaan ku weydiiyo…..markaad Addis Ababa maqashiinn inaad suaalo lasoo boodiin waan ka xumahay”

Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: