Calendar

Shabaab oo dad kale du dilay Lamu, Kenya

lamu2Dagaalyahano ka tirsan Al shabab ayaa weerar ay ku qaadeen mar labaad Jaziirada Lamu ay ku badan yahiin qoomiyada Hindida ayay ku dileen toboneeyo qof.

Xarunta howlgalada musiibooyinka qaranka Kenya ayaa Bogeeda twitterka waxay kuqortay in weerar kooxo hubeesan ay kusoo qaadeen xarunta gacnacsi ee Hindi oo udhow magalada Mpeketoni ee oo ah halka dhawaan weeraradu ay kadhaceen.

Xarunta hadalkeeda waxay kusii dartay in saraakiisha amaanka ay7 jawaab kabixin doonaan arimahaani ,balse xarunta ma’aysan sheegin khasaaro inuu jiro.

Sidoo kalle hay’ada laan qeyrta cas ee Kenya ayadu war ay soosaartay waxay kusheegtay inusan khaasare jirin.

Shilkan ayaa kadhacay goob jaxiirada lamu ujirta ilaa 15 kilometres oo ah halka ay yimaadan tirade ugu badan dadka dalxiiska Kenya uyimaada.

Warbixinada dhacdadan kusaabsan wali macada inkastoo afhayeenka alshabab uusheegtay isagu iney alshabab kadambeeyaan masuuliyada weerarada

“Dagaalyahanadu waxay dib ugu laabteen xarumahoodii iyagoo nabad qaba,waxaana halkaasi kudilnay ilaa 10-ruux.” Sidaa waxaa yiri afhayenka dhanka howlgalada Al-shabab

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Latest Somali News.
« »

Comment: