Tag Archives: Diaspora

Wasiirka Waxbarashada D.G. Puntland “Juxa” oo si wacan loogu soo dhoweeyay Columbus, Ohio (Video)

Bartamaha — Waxaa habeenkii Sabtida ahayd ee taariikhduna ahayd bisha Abriil 11keedii lagu qabtay hoteelka Ramada Inn and Convention Center ee magaalada Columbus gobolka Ohio xaflad lagu soo dhoweynayay Wasiirka Waxbarashada dowlad goboleedka Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid “Juxa”. Cabdi … read more »

Posted in Diaspora, VIDEOS, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Video: Amoud Foundation Annual Fundraising Dinner

We are asking our supporters around the world to help us raise these funds so that our brothers and sisters in that region of Somalia can finally have access to basic medical care.

Posted in Diaspora | Tagged , | Leave a comment

Minneapolis: FBI -da oo maanta Baaritaan weyn ku samaysay Alaabana ka qaadatay Xawaalado Soomaali leedahay

Waaxda sir raadinta ee FBI da ayaa waxay maanta baartay saddex xawaaladood oo ku yaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. FBI da ayaa maanta iyaga oo wata warqad iyo cadeyn ogolaansho u siinaysa in ay baaran xawaaladdaha kala ah, Al-Mustaqbal, … read more »

Posted in Diaspora, Minnesota, Photos | Tagged , , , , | Leave a comment

Who is the winner of this month (Al Shabab, TFG or The Pirates)

Who is the winner of this month (Al Shabab, TFG or The Pirates)

Posted in Bartamaha Forum, Diaspora, VIDEOS | Tagged , | Leave a comment

(Current Situation) How about the Pirates, Shabab Bartamaha Forum

(Current Situation) How about the Pirates, Shabab  Bartamaha Forum November 2009.

Posted in Bartamaha Forum, Diaspora, VIDEOS | Tagged , | Leave a comment

Why our youth prefer other languages : Bartamaha Forum

Why our youth prefer other languages : Bartamaha Forum November

Posted in Bartamaha Forum, Diaspora, VIDEOS | Tagged , | Leave a comment

Why our Girls are better in school & home than boys? : Bartamaha Forum

Posted in Bartamaha Forum, Diaspora, VIDEOS | Tagged , | Leave a comment

Xiriirka Adiga & Waalidkaaga waa Sidee?

Xiriirka Adiga & Waalidkaaga waa Sidee? : Bartamaha Forum November

Posted in Bartamaha Forum, Diaspora, VIDEOS | Tagged , | Leave a comment

Somali Girls vs Boys: Bartamaha Forum Nov. [ “Have you ever seen a female Warlord?”Cadar Kahin asks

Barnaamijka maanta waxaa inoogu marti ah Faanaad qaali ah waa Cadar Ahmed Kaahin waxaa u dheer fanka ina ya ka qayb qadatoo arimaha bulshada somaliyeed qaasatan somalida ku dhaqan gobolka Minnesota,

Posted in Bartamaha Forum, Diaspora, VIDEOS | Tagged , | 1 Comment

Bartamaha Forum (March)

Waxaa gacanasiga weyn ee First Cup Café ee kuyaala magaalada Minneaplis, gobolka Minnesota lagu qabtay kulan aad u qiimo iyo qaayo badnaa oo ay dhalinyaro arday ah iyo aqoon yahaniin Soomaaliyeed isku dhaafsadeen afkaartooda ku aadan dhibaatooyinka soo wajahay dhalinyarada … read more »

Posted in Bartamaha Forum, Diaspora, VIDEOS | Tagged | Leave a comment