Calendar

(VIDEO) “Al Shabaab kahor baan Muslim ahayn, Quraanka naqaaney, Xaaranta garan jirnay oo Xalaasha naqaanay, Ee aan diinteena ka dhacsano”

shiikh cabdiraxmaanHadaad is qarxiso ma Janaad galaysaa?, iyo Hadal ku jeeda Al Shabaab iyo Wadaadada Soomaaliyeed oo uu soo jeedinayo Shiikh C/raxmaan Shariif.

Shiikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah qof Ilaahay uu tacliin iyo wax garad u hibeeyay ayaa waxaan ka duubnay 20 daqiiqo oo aad si weyn uga faaiidaysan doonto.  Shiiku wuxuu ka hadlayaa dhowr waxyaalood oo ay ka mid yihiin Is qarxinta, Al Shabaab, Wadaadada Soomaaliyeed iyo Soomaalida kale.

Comments

comments

Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: