Wargelin 01/30/2010 – Obaama, Waraysigii Hanoolaato, I-Pad, Karinta Cuntada & Jamaal, Video-gii Todobaadka & Siyaado

Posted on Jan 31 2010 - 12:49am by News Desk
Tweet
Pin It

wargelin 01 30Barnaamijka Wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay :

Khudbaddii sanadlaha ee madaxweyne Obaama, Waraysigii Xisbiga dhallinyarada wadaniyiinta Soomaaliya ee Hanoolaato oo aan uga soo qaadnay magaalada NAyroobi , Apple oo soo saartay aalad cusub oo lagu magacaabo I-Pad, La kari cuntada Jamaal, Video-gii todobaadka iyo waxyaalo kale oo badan oo ay ka mid yihiin Warbixintii Isboortiga iyo ciyaaraha Africa. Waxaa kaloo idiin soo gudbinaynaa warbiximihii Wiilwaal.

Daawo: