Calendar

Wargelin Show Sept 02-08 Wasaaradda Caafimaadka UK oo jawaab ka bixisey hadalkii Sh. Shibili + Siyaado

web SEPT 02 #13Barnaamijka wargelin ee todobaadkan ayaa lagu soo qaatay Jawaab ay ka bixisay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Ingriiska hadalkii Shiikh Shibili ee ahaa inuu kusoo arkay dalka Ingriiska 700 oo gabdhood oo meel ku xaraysan oo qaba cudurka AIDSka, waxaa kaloo ka mid ah qeybaha Barnaamijka Wargelin todobaadkan Wiil Soomaali ah oo xafiiska RW Ingriiska ay abaalmarin siisey iyo qeybo kale oo xiiso badan oo aad ka heli doonto.

Daawo Qeybihii todobaadkii idin dhaafay:  http://www.WargelinShow.com/
Like our Facebook page:

https://www.facebook.com/wargelinshow

Follow us on Twitter: https://twitter.com/AbdisalamAato
Follow us on Instagram: https://instagram.com/AbdisalamAato
Contact the Host: [email protected]
Share Wargelin Show with friends.. spread the word.

Wargelin Show is Produced by
Somali Multimedia Organization (SMO)
Discussion & Dialogue provided by
Dialogue Xchange & Development Center (DXDSomalia)

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS, Wargelin Show.
« »

Comment: