Author Archives: Wararka

Outrage as Kenyan president invited to Britain despite facing war crimes trial for causing a thousand deaths

The newly-elected President of Kenya has been invited to Britain for a visit despite being due to stand trial for war crimes linked to a thousand deaths. Uhuru Kenyatta was elected in March after just scraping past the 50 per … read more »

Posted in KENYA, London Conference Coverage | Leave a comment

London conference awaits ‘vision to take Somalia forward’

Somali president expected to present plans for rebuilding military, police and justice systems, as civil society calls on nascent government to empower women and provide jobs On Tuesday next week, the UK hosts yet another big conference on Somalia, bringing … read more »

Posted in Featured, London Conference Coverage | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu laabtey [SAWIRO]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtey dalka kadib markii uu shir maalin qura socday kaga soo qeyb galey magaladda Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Xasan Sheekh Maxamuud waxa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweyay gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

PRESS RELEASE: Puntland Government Position on London Conference II for Somalia

Puntland Government values the commendable efforts and role Her Majesty Government continues to play in Somalia. Puntland is ready to contribute towards rebuilding a prosperous future for the Federal Republic of Somalia and its people. Puntland contributes to peace and … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Shirkii madaxda urur goboleedka IGAD oo qodobo laga soo saarey (AKHRISO)

Shirkii ay yeesheen madaxda urur goboleedka IGAD ayaa waxa laga soo saarey qodobo muhiim ah oo ay isku raaceen. 1- Waxaa la xusay qiimeyna la siiyey dadaalada ay sameysay Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo tallaabooyinka wax ku oolka ah ee ay … read more »

Posted in Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Prime Minister David Cameron on the Somalia Conference

Prime Minister David Cameron talks about the importance of the Somalia Conference which will be held in London on 7 May 2013. The conference, which is co-hosted by the Prime Minister and the President of Somalia, aims to provide international … read more »

Posted in Latest Somali News, London Conference Coverage | Leave a comment

Communique of the 21st Extraordinary Summit of Heads of State of IGAD

IGAD Friday, May 03, 2013 The IGAD Heads of State and Government held its 21stExtraordinary summit in Addis Ababa, Ethiopia on 3 May 2013, under the Chairmanship of H.E Mr. Hailemariam Desalegn, the Prime Minister of the Federal Democratic Republic … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

VIDEO: Mo Farah: ‘let’s get behind the Somalia Conference’

  Somali-born British international track and field Olympic gold medalist, Mo Farah, talks about the upcoming Somalia Conference on 7 May. The Governments of the UK and Somalia will co-host an international conference on Somalia on 7 May in the … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, London Conference Coverage, VIDEOS | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo jooga Adis Ababa

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa jooga magalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya halkaas oo uga qeyb galayaan shirka ay yeelanayaan madaxda wadamada ku midoobey ururka IGAD. Afhayeenka madaxtooyadda Injineer Cabdi Raxmaan Yariisow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Taliyaal cuusb oo loo magacaabay Booliska iyo Nabad-sugida Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa taliyaal cuusb u magacaawday taliska ciidamadda booliska iyo hay’adda nabad-sugidda Soomaaliyeed. Shir ay yeesheen golaha wasiiradda ayay ku meel mariyeen labadda salkaal ee xilka cusub loo magacaabay, iyadoona taliyaha booliska loo magacaabay Jeneral C/kariim Daahir Saacid, halka … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

VIDEO: President of Somalia discusses the upcoming Somalia Conference

The Governments of the UK and Somalia will co-host an international conference on Somalia on 7 May in the UK. The conference aims to provide international support for the Government of Somalia as they rebuild their country after two decades … read more »

Posted in London Conference Coverage | Leave a comment

Somalia’s war surgeons learn skills of peace

Not yet named but much loved by watchful parents, a newly born baby boy is a small symbol of change: a birth, not a death for Somalia’s key war hospital. After more than two decades of bloody civil war, Somalia … read more »

Posted in Latest Somali News, Photos | Leave a comment

UK targets Kenya as host for immigrants

Kenya has been identified as one of the countries that will host people seeking asylum in Britain as their applications are processed. Reports in the Business Daily and the UK’s Guardian said a group of British MPs forwarded the proposal … read more »

Posted in KENYA, Latest Somali News | Leave a comment

Wada haddaladda Soomaaliya iyo Somaliland waa tilaabo dhiira-galin mudan: HIPS

Wada-hadalladii dhawaan dhex maray dowladda federalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland waa tilaabi horey loogu qaaday dib-uheshiisin siyasadeed ayaa lagu yiri warbixin cusub oo ay soo saartey hay’ada cilmi-baariska Heritage ee fadhigeedu yahay Muqdisho. Warbixinta waxa ay tabanaysay muhiimadda ay leehdahay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Soomaaliya oo laga taagerayo ka hortaga kufsiga haweenka [SAWIRO]

Dowladaha Britain iyo Imaaraadka Carabta ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay iney lacag looga hortago dhibaateynta haweeynka ay siin doonan Soomaaliya. Lacagta wada jirka ee labada dowladood ay bixinayaan waxa ay dhan tahay £2 milyan oo lacagta Pound ah, … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Taksiile Soomaali-Maraykan ah oo Muslin ahaan Daanka looga jabiyey

  Taksiile Soomaali-Maraykan ah, isla markaasna ka tirsanaa ciidamadii Maraykanka ee Ciraaq kasoo dagaalay ayaa sheegay in dhowaan mid ka mid macaamiisha uu feer uga jabiyey afka, ninkaas oo aad uga xanaaqsanaa qaraxyadii dhowaan Boston ka dhacay. Maxamed Saalim ayaa … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo Muuqaalkan hadaad Tiknoolajiyo jeceshahay

Had iyo goor waxaad ka aragtaa am aka daawataa Internetka muuqaalo gaagaaban (short films), qaar aad ka hesho sida loo sameeyey iyo kuwo aad is dhahdo ma waalnaayeen dadkii sameeyey iyo qaar aad ka yaxyaxdo. Laakiin muuqaalkan hoos ku jira … read more »

Posted in Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Haweeney is-qarxin rabtey oo lagu qabtey Kismaayo

Haweeney xirneed suun ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa ayaa saakay lagu qabtey xarunta jaamacada Kismaayo. Haweeneyda waxa ay doonaysay iney gudaha usii gasho gudaha jaamacada halkaas uu ka dhacayo shirka maamul u dhisida Jubbaland. Afhayeenka maamulka KMG ee Kismaayo Cabdinaasir … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somali poet Warsan Shire on her African poetry award

Somali poet Warsan Shire has won the UK’s Brunel University inaugural prize for African Poetry. The prize is for African poets who have not yet published a full-length poetry collection, and entrants had to submit a total of 10 poems. … read more »

Posted in Diaspora, Gabayada [ POETRY ], Hot Now, UK & Europe | Leave a comment

R/wasaaraha oo munaasabadda 1-da May ugu Hambalyeeyay shaqalaaha Soomaaliyeed

WAR SAXAFEDEED Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon (Saacid) ayaa munaasabada 1da May, 2013 oo ah maalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyay dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment