Calendar

DAAWO: Beer Xashiish iyo maandooriyaal kale oo Xamar lagu qabtay (Video + Photos)

PIC_0361Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen agagaarka Somali Airlines ee degmada Waaberi kusoo qabtay waxyaabaha maanka dooriya.

Howlgalkan ay ciidamadu ka fuliyeen xaafadda Buulo tikniko ee xaafadda Waaberi ayaa lagu soo qabtay nin lagu magacaabo Cali Fareey oo ka ganacsanayay waxyaabaha maanka dooriya oo ay ka mid ahaayeen Xashiish ka baxayay gurigiisa, Calaq (Khamrida la isku qaso oo guryaha lagu samaysto), Hub iyo lacag isugu jirta Doolar iyo Shilin Soomaali.

Howlgalka kadib waxaa shir jaraaid xarunta CID-da shir jaraaid ku qabtay afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle sare Cabdulaahi Xasan Bariise.

Daawo Sawirada.

[slidepress gallery='beer-xashiish']

Comments

comments

Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: