Calendar

Cawslafil Adeega Umadda Ee Cusub

caws-logo1Miineapolis: Cawslafil waa Urur cusub oo u Adeegaya Danta guud iyo Horumarinta Beesha Soomaaliyeed.
Waa kii ugu horeyey oo ah noocan oo laga asaaso Gobolada Waqoyi Ameerika.
Ururkan waxaa albaabada loo furayaa Maalinta Axada ah bishuna tahay Oktoobar 3 eeda 2010 4:00pm
Makhaayada Safaari Ee ku taal Lake iyo 4th ka.
waxaa furidoona dad bulshada magac iyo xushmo ku leh, Hogaanka Ururka Cawaslafil oo ah Jibril M Said ayaa ka hadlidoona ulajeedada Ururkan loo asaasay iyo wax qabadkisa. Hamoogaan hana ka maqnaan.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : HELP - CAAWI, Minnesota, Wararka Maanta.
« »

Comment: