Calendar

Sawir: Fuaad Shongole oo si lama filaan ah uga soo dhex muuqday salaaddii Ciidda ee Magaalada Baraawe

Bartamaha — Sheekh Fu’ad Maxamed Qalaf Adan Shongale oo katirsan hogaamiyeyaasha Al Shabaab  ee aadka loo raadinayo ayaa sida ka muuqata sawirkan laga dhex arkaa isagoo la jooga shacabka magaalada Baraawe goobtii lagu tukanayey salaadda Ciidda maalintii shalay ahayd.

Shongole oo Maraykanku sheegay inay bixinayaan Malaayiin Doolar cidii soo qabata ayaa hadana sida muuqata aan dhuumaalaysi ku jirin

16

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: