Calendar

Sawiradaan makala tilmaami kartaa? (SAWIRO XAMAR)

22Haddii aad magaalada Xamar kala taqaan Ma kala sheegi kartaa qaar ka mid ah Shantan (5) sawir meelaha ay ku kala yaalaan?.

Sawiradaan ayaa waxaa soo qaaday Dhallinyaro Bloggers laga dhigay oo ku nool magaalada Xamar, waxayna ballan ku qaadeen inay duubaan ama ay sawiraan xaaladda magaalada Xamar xilli walba. Barnaamijkaan ayaa waxaa hirgalisay Soomaalo.com xiriir weyn uu kala dhaxeeyo Bartamaha.

Halkan riix si aad ku aragto sawirada.

Comments

comments

Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: