Calendar

Somaliland: Madaxweynaha la Doortay Oo Magacaabay Laba Guddi Oo Cusub

SOMALILAND CALAAMADMadaxweynaha La Doortay ee Jamuuriyada Somaliland

DATE: 02/07/2010

Ujeedo: Magacaabid guddi.

Guddida Xil Wareejinta iyo ilaalinta Hantida  Mudada                                                          Kala Guurka

Magacyada Guddida

  1. Abdiraxman Abdiqadir                                 Gudoomiyaha Gudidda
  2. Axmed X Ali Adami                                     Gud Kuxigeenka Gudidda
  3. Xil Maxamed Nuur Caraale
  4. Xil Ibrahim Kacaan
  5. Xil Obsiiye
  6. Xil Cali Xasan Mareexaan
  7. Xil Ibrahim Jama Rayte
  8. Xil Siciid Cilmi Rooble
  9. Husni Mohammed
  10. Amina Maxamoud
  11. Xil Maxamed Jaamac
  12. Axmed Xuseen Oomane
  13. Axmed Xashi Oday

Ahmed Mohamed Silanyo

Madaxweynaha La Doortay ee Jamuuriyada Somaliland

______

Madaxweynaha La Doortay ee Jamuuriyada Somaliland

DATE: 02/07/2010

Ujeedo: Magacaabid guddi. Guddida Qabanqaabada Xaflada Magacyada Guddida

1. Abdiraxman Maxamed Talyanle Gudoomiyaha Gudidda
2. Kayse Xassan Cige Gud Kuxigeenka Gudidda
3. Samsam Abdi Aadan
4. Maxamed Cilmi
5. Axmed Muxummad Madar
6. Nuura Xuseen
7. Ilhaan Maxamed Jama
8. Dr Maxamed Muuse Abees
9. Ali Abdi Saaiq
10. Faisal Ali Sheekh
11. Abdi Aw Dahir
12. Xil Abuubakar Cabdiraxman Good
13. Cabdikarim Xinif

Ahmed Mohamed Silanyo Madaxweynaha La Doortay ee Jamuuriyada Somaliland

____

Comments

comments

Category : Press Release, Wararka Maanta.
« »

Comment: