Calendar

Ururka Hormarinta Dhalinta Caasimada Oo Maanta Xaflad Ku Qabtay Dagmada Yaaqshhid

Xafladaani ayaa wax ay aheyd mid si heersara ah loo soo agaasimay Islamarkaana ay soo qaban–qaabiyeen Uruka Hormarinta dhalinta Caasimad oo Magacooda loo soo gaabiyo (CYDO) ayaa waa looga hadlaye wax–yaabo farabadan oo ah kamid tahay sidii loo hormarin-lahaa caasimada Qaasatandhanka Nadaafadda Caafimaadka iyo Waxbarashada.

 

Af-hayeenka Uruka Mudane Sayid-Ali Maxamaxed (Musharaf) oo Xafada ka hadaly ayaa waxa uu sheegay in loo baahan yahay in la hormariyo Caasimada, Nadaafada, Waxbarashada iyo Caafimaadka oo uu shegay in ay tahy Muhiim waxa uu sida kale Dhalinta ugu baaqay in ay ka qeeb==qaataan hormarka Dalkood

Af-hayeenka Mar-uu lahadlaye Dhalinta Xaflada kasoo qeeb-gashay ayaa waxa uu yiri : “Dal-walba Dhalintiisa Ayaa Hormar-Gaarsiiso Waa in aan u istaagnaa Hormarka Dalkeena”

Af-hayeenka oo hadalkiisa sii wada ayaa waxa uu dhanka kale sheegay in garab-siinayaan Cilwalba oo Ku hoolan Hormarka Dalka.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: