Calendar

1960meeyadii: Dorraad maxaad ka ogtahay? (VIDEO)

doraad3
Maanta waad joogtaa, Shalay waad maqashay, laakiin maxaa lagaaga sheegay dorraad.

Waxaan idiin haynaa fiidiyoow wax ku ool ah oo uu inoo soo diyaariyay Diiriyoos oo had & jeer uruuriya taariikhda Soomaaliyeed. Fiidiyoowgan oo ah sawirro la isku soo aruuriyay oo la qaaday xilligii dowladdii Aadan Cadde iyo C/rashiid Cali Sharmaarke.

Daawo:

doraad 1

doraad2

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: