Calendar

AMISOM oo cambaaraysay Dilkii xildhibaanka

nicholas kayShir jiraa’id oo ay maanta Xarunta AMISOM ee Xalane ay ku qabteen Sii hayaha Xilka Madaxa Howlgalka AMISOM ahna Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ,Taliyaasha ugu sareeya Ciidamada AMISOM ee Milatariga iyo Booliska  ayaa waxaa ay oga hadleen Xaalada Nabad galyo ee Soomaaliya.

ugu horeen waxaa halkaa ka hadlay Mss Lidia uyente oo ah sii hayaha Madaxa Howlgalka AMISOM  ahna Wakiilka Midowga Afrika,waxaana ay sheegtay in AMISOM aysan Al-shabaab u ogolaan doonin inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan in Falal amaan daro ay Muqdisho ka sameeyaan.

Hadalka AMISOM ayaa imaanaya xili Al-shabaab ay kor dhiyeen Weerarada ay ka geeysanayaan Magaalada Muqdisho,ayadoo uu ugu danbeeyey Dilkii maanta loo geeystay Xildhibaan Xayd oo Baarlamanka Soomaaliya ka mid ahaa.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured, Latest Somali News.
« »

Comment: