Calendar

Atam” Dagaalada Puntland waa la igu qasbay”

Hogaamiyihii Al-shabaab ee Buuraha Gal-gala Max’ed Saciid Atam oo shalay isku soo dhiibay Dowladda Federaalka Soomaaliya,sheegayna in uu ka tanaasulay Fikirkii Al-shabaab ayaa sheegay in Dagaalka Puntland lagu Qasbay.
Max’ed Saciid Atam ayaa Xusay in Dagaalkaasi lagu qasbay islamarkaana Maamulkii C/rixmaan Sh Max’ed Faroole ay ku qasabtay.
Waxaa uu sheegay in Xukumadii Faroole ay Dadka si aan kala sooc lahayn u dili jirtay islamarkaana Shabaab markaas ay ugu soo biireen.
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam ayaa shalay isku soo dhiibay Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana uu ku dhawaaqay in uu ka Tanasulay Figradii Al-shabaab.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured.
« »

Comment: