Hadii Aad bidaar leedahay daawo ayaan kuhayaa!.
Bartamaha muqdisho : Culimada ku xildher cilmiga caafimaadka ayaan wali kadaalin ay ay raadiyan dawo fudud raqiisna ah oo lagu daaweyo bidaarta marka aan dhahno bidaar micnaheeda waa in aad madaxada qeyb kamid ah aad tin kaweyso ama tintii ay soobixiweyso intabadan qeybta kore ee maskaxda ku aadan ayeey bidaarta abaartaa in kastoo ay nuucyo badantahay. Dhageystoo More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...
Duqa Magaala Toronto oo laga duubay Video isagoo Cocaine cabaya iyo Soomaalida duubtay oo iib ku doonaysa
Magaalada Toronto ayaa waxaa labadaan maalmood kaliya laga sheekaysanayaa muuqaalka laga duubay duqooda magaalada Toronto Rob Ford oo cabaya maandooriyaha Crack Cocaine. Waxaana arrintan xiise badan na geliyey More...










