Scroll to Top

Bartamaha(Muqdisho):-Olole Ndaafadeed iyo dhagax dhig fure u ah Dayactirka Gurigii Umadda ayaa maanta ay Bilowday Dowlada Soomaaliya. Munaasabad ka dhacday Dhismaha Hoygii Shacabka ama Gurigii Umada ayaa waxaa maanta lagu bilaabay Olole Nadaafadeed iyo dhagax dhig la doonayo in lagu dhiso dhismhaasi. Ra’iisul Wasare Xigeenka ahna Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka...Continue reading »

Bartamaha (Boosaaso) Ururka Somali Media, Peace and Developments (SOMPED) ayaa wariyaasha Puntland kala qeybgalay dabaaldega xuska maalinta 21-ka January oo ku began munaasabada Maalinta Wariyaha Soomaaliyeed, taasi oo sanad walba xilligan oo kale la xuso. Xaflad ballaaran oo lagu maamusayey munaasabadan, oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin dowlada Puntland ka socota,...Continue reading »

Maalinta Martin Luther King Jr. oo ah halyay u doodi jiray xuquuqda dadka madowga ah ee la midab takoori jiray ayaa looga dabaaldegay magaalada Kolambas ee gobolka Ohaayo. Hoos ka daawo Soomaalida reer ohaayo uu ka dhex muuqata socodka dabaaldegga. Guhaad iyo Duqa magaalada Columbus, Ohio Michael Coleman ...

Minneapolis, MN Maalintii Axadii 01/17/2010 ayuu soo garay magalda Minneapolis, ee Gobolka Minnesota halkaas oo uu kala kulmay Taageerayaasha xusbigiisa halkaas oo uu ku waydiisanaya kaalmo deeqeed iyo mid codeed ba oo ay ugu ololeeyaan xisbiga. SAWIRADA HALKAN KA DAAWO     Soo dhawayntii Garoonka Diyaaradaha Ee Minneapolis, MN M. Treek (wiilwaal) ...

At least two people have died after Kenyan police fired on protesters demanding the release of a Jamaican Muslim cleric, Sheikh Abdullah al-Faisal, hospital sources have said. The demonstration was blocked by police as it approached the heart of the capital, Nairobi, after Friday prayers at a central mosque. “You can see one of them is dead and his...Continue reading »

Charges against Mahdi Hassan Ali – Dilalka lagu soo eedeeyay Mahdi Hassan Ali Charges against Ahmed Shire Ali – Dilalka lagu soo eedeeyay Ahmed Shire Ali ...

Bartamaha(Nairobi):-Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu la kulmay dhigiisa dalka Kenya yadoo manta uu kulamo la yeelanayo masuuliyiin doiwlado kale. Madaxweyne Dowlada KMG ah Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Dalka Kenya Mwai Kibaki  ayaa yeeshay kulan muddo saacad ah socayay oo ay arimo badan uga wada hadleen. Labada Madaxweyne ayaa waxa ay ka wada hadleen...Continue reading »

Sawirada dadkii kasoo qeybgalay Aaskii cabdi Warfa & Jamac Warfa AUN. Waxaa sawiradaan qaaday Jim Gehrz (Minneapolis Star Tribune) (Daawo) ...

Bartamaha — Akhristoow waxaan aragnay wax aannu ka naxnay nagana fajaciyay. Sawirkan hoos aad ku aragtaan waxaa laga soo qaaday ciidamada Al Shabaab maalin dhoweyd, laakiin sidaad ka aragto waxaa ugu horeeya wiil aad u da’ yar oo ookiyaale madow ay u xiran yihiin oo wata qoriga AK47. Sawirka guud ahaan waxaa ka muuqda sideed dhallinyaro ah laakiin  waxaan...Continue reading »

TEHRAN (ISNA)-Iranian President Mahmoud Ahmadinejad met Minister of Foreign Affairs of the Transitional Federal Government of the Somali Republic Ali Ahmed Jama Jangeli on Wednesday in Tehran. “The situation of many Islamic countries necessitates that a strong unified front is established against enemies,” Ahmadinejad said. Enemies make troubles in different...Continue reading »

quruxleey

Tartanka quruxda gabdhaha carabta ee loo yaqaan “Miss Arab World” oo sanadkan ka dhacayay dalka Masar ayaa waxaa ka qeyb galay gabar Soomaaliyeed. Tartankan...Continue reading »

Begging for his life: Mohamed Ibrahim appeals to Islamic militants not to carry out the execution as he is buried in the ground as his villagers are forced to watch Mohamed Abukar Ibrahim, a 48-year-old, was buried in a hole up to his chest and pelted with rocks until he died. The group responsible, Hizbul Islam, also shot dead a man they claimed was a murderer. But the...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Warar naga soo gaaray Xarunta Madaxtooyada ayaa xaqiijinaya in uu Dowlada KMG ah ku soo biiray sargaal sare oo Alshabaab ka soo goostay. Sida uu Maanta Saxaafada u sheegay Sargaal xilli ka tirsana Alshabaab ahaana Taliye Xigeenka Ciidamadaasi Ee Gobolka Sh.Dhexe ayaa waxa uu sheegay in uu dowlada ku biiray. Sargaalkasi oo lagu Magacaabo Cali Geedi...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Taliyayaasha Ciidamada Booliiska iyo Militariga ayaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in xilka laga qaado sida laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya. Sida laga helayo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in xilka laga qaado Taliyaha Ciidamada Booliiska Gen.Cabdi Qeybdiid iyo Taliyaha Ciidamada Militariga Gen.Yuusuf Dhuumaal. Madaxweynaha...Continue reading »

Madaxweyne Shariif ayaa maanta soo booqday saldhigyo ay ciidamada dowladu ku leedahay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley. Daawo sawirada ____ Xigasho: Hiiraan ...

Halkan ka daawo fiidiyow ay soo duubeen Vice oo ay ka soo duubeen Kacbada iyo maalmihii Xajka sanadkan. Hoosna usii soco si aad u daawato sawirada xajka. sawirada Muslimiintii oo ka baxaysa Arafat una socota Muzdalifah Dhagaxtuurka Shaydaanka Muslimiinta xajinaysay oo kusii socda halka dhagaxtuurka shaydaanka ...

These are and old photos of Mogadishu some of them dating back 1800′s. Provided by Dirios, the president of Somali Cultural Institute. ...

Bartamaha — Soo dayntii Amanda Lindhout iyo Nigel Brennan ayaa ahayd mid aad ay ugu farxeen wadamadii ay ka dhasheen, sida ay sheegtay AFP soo dayntani waxaa sababay kadib markii la bixiyay lacag ah 1 Malyan oo doolarka Ma0raykanka ah. Halkan ka daawo sawiradii ugu horeeyay iyagoo la kulmaya Raiisal Wasaaraha Soomaaliya. ...

Sawirka todobaadkan wuxuu yahay nin ka tirsan Alshabaab oo baraya carruur Soomaaliyeed sida qoriga AK47-ka loo qabto ama loo isticmaalo. ...