Scroll to Top

Somali militant group Harakat Al Shabaab Al-Mujahideen has issued a decree which calls for all foreign agencies and humanitarian organisations to be registered based on an Islamic criteria. The Militant group Department of Political affairs and regional administrations said on the decree send to diplomats, NGOs and foreign agencies will be informed of the conditions...Continue reading »

Minnesota – Organizers of this year’s Somali Independence Day soccer tournament barred a section of Twin Cities mainstream media from reporting on the scene accusing them of a continuous “negative publicity and profiling of the community in a bad light”. The tournament’s spokesperson Abdirizack Ismail Said Maashal, told Mshale of his doubts...Continue reading »

Ciyaartoyga Emmanuel Adebayor ee u dhashay wadanka Togo ayaa waxa uu isaguna ku biiray kooxda Manchester City. Adebayor ayaa waxa uu kooxda Manchester City lagalay heshiis shan sanno dhan, iyada oo aan wali shaaca laga qaadin qiimaha ay Adebayor iyo kooxdu ku heshiiyen. Adebayor oo u ciyaari jiray kooxda Arsenal, kuna caan baxay xaga gool dhaliska iyo xarakaynta kubadda...Continue reading »

Boston – No stranger to deprivation, Omar Abdi was 6 years old when his teacher in Somalia punished him for playing soccer by locking him in a dark room overnight, chained by his ankles. Ahmed Ali also knows a little about suffering. After his family fled Somalia, he spent 14 years in a Kenyan refugee camp, where his mother died of malaria. As grateful as both are...Continue reading »

MOSCOW – At least five large groups of pirates totalling over 5,000 people are operating in the Gulf of Aden, the first deputy chief of the Russian Navy General Staff has said. “Pirates have become more daring and aggressive recently – there were instances when they seized vessels right in front of the ships that were responsible for the security of...Continue reading »

MINNEAPOLIS — A Minnesota man accused of going to Somalia to fight with Islamic militants has waived a detention hearing that had been scheduled for Thursday. The attorney for Salah Osman Ahmed, 26, filed documents Thursday waiving the hearing but did not give a reason. Attorney James Ostgard said Ahmed agreed to his current conditions of confinement and reserves...Continue reading »

In a July 13, 2009 booking photo provided by the Anoka Couty Sheriff, Salah Osman Ahmed is shown.   Salah Osman Ahmed, had been a fugitive but had been apprehended recently and appeared before a federal magistrate Monday. He is to have a detention hearing Thursday. Abdifatah Yusuf Isse According to documents filed by the U.S. Attorney, Isse was arrested at Seattle-Tacoma...Continue reading »

Dagaalkii Shalay ka dhacay Muqdisho oo shabaabka iyo Xisbul islaam looga riixay goobo badan oo ay haysteen ayaa halkaasi laga helay waraaqo ku jiray jeebabka dhallinta alshabaab oo ay ku qornaayeen waxa lagu dagaal geliyey ee ay doonayaan. Waraaqahan jeebabka shabaab laga helay ayaa waxaa diyariyey nin lagu magacaabay C/llaahi Ansaari, waxaana waraaqaha ku qornaa oo lix...Continue reading »

New York Times — More than 20 Somali-Americans have gone to Somalia to enlist in the Shabaab, an Islamist group battling the country’s government. 1991 - A civil war leads to the collapse of Somalia’s last functioning central government. 2006  – An Islamist group seizes control of much of Somalia for six months until Ethiopian forces, at the...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ninkan oo aan ilaa haatan la aqoonsan dalka uu u dhashay dadka qaarna ay noo sheegeen inuu yahay wiil Soomaali ah oo reer Minneapolis ah ayaa maanta Sarakiil ka tirsan Dowlada Fd Soomaaliya waxa ay ku soo bandhigeen Xarunta Madaxtooyada. Madax ka tirsan Dowlada Fd Soomaaliya yaa maanta saxaafada u soo bandhigay maydka Ninkan midabka Cadiin ah leh kaasi...Continue reading »

Xaflad Baroordiiq ah oo loo sameeyay AUN dadkii ku geeriyooday Qaraxii  ka dhacay Hotelkii ku yaalay magaalada Beledweyn, Dadkii halkaas ku geeriyooday waxaa mid ahaa Wasiirka Amniga Soomaaliyeed AUN Cumar Xaashi iyo Ambashatoor C/kariin Laqanyo, iyo cuqaal Soomaaliyeed. Halkan ka daawo Fiidiyoowgii: Halkan ka fiirso Sawiradii dadkii kasoo qeybgalay: Sheekeeye oo ka...Continue reading »

A boy carrying ammunition for Islamic fighters shields his ears as a Islamic fighter shoot towards Somali government forces during clashes, Friday, in the Somali capital, Mogadishu. (THE ASSOCIATED PRESS/Mohamed Sheikh Nor) ...

jleiva Mohamed Abdi of Lewiston, wearing an American flag lapel pin, places his hand over his heart during the playing of “The Star-Spangled Banner” in the opening ceremonies of the Somali Independence celebration held at the Lewiston Multi-Purpose Center on Saturday. The Somali community invited the public to their celebration featuring traditional African...Continue reading »

Kooxda lagu magacaabo Xarakada Mujaahidinta Shabaab ayaa markii ugu horaysay soo bandhigay muuqaalka Ninkii dhawaan isku qarxiyay Magaalada Beledweyne gobalka Hiiraan halkaas oo lagu dilay Wasiirkii Amniga Qaranka. Al Shabaab oo Isticmaalaysa Bogaga Internet-ka ay ka Isticmaalaan Kooxaha Islaamiyiinta ah ayaa faah faahin ka bixisay weerarkii qorshaysnaa ee maalintii khamiista...Continue reading »

Waxaa sii kordhaya dadka u dhimanaya qaraxii shalay ka dhacay Magaalada B/weyne ee xarunta G/hiiraan iyadoo xalay ilaa shan qof oo dhaawac ahaa ay ku geeriyoodeen Ispitatlka kuwaasi oo lagu wado in maanta la,aaso oo ay ku jiraan dad aan lagaranaynin.   Alaha unaxariistee waxaa isla shalay gilinkii dambe qabuurayaal kala duwan oo ku yaala Magaalada B/weyne lagu Aasay...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Xarakada Alshabaab ayaa galinkii danbe ee maanta soo badhigtay Maydad iyo Gawaari dagaal oo ay ka carareen Ciidamada Dowlada Fd soomaaliya oo ay saaka kooxdaasi weerarka ku qaadeen xilli ay hurdatyeen. Gawaaridan ay galabta soo bandhigeen Kooxda Alshabaab ayaa ahaa ilaa 3-gaari oo nuuca qoryaha ku xeran ay yihiin kuwaasi oo ay saaka isaga carareen...Continue reading »

While Somalia recently has been in the news for its notorious pirates, back on-shore the country continues to struggle through a years-long war that has intensified lately, and to seek some sort of functional unifying government. Back in January, the Transitional Federal Parliament of Somalia elected moderate Islamist Sharif Sheikh Ahmed as President. Ahmed has gained...Continue reading »

Banaan baxa lagag soo horjeed jeedo uruka CAIR oo ah urur isku daya in uu u dagaalamo dadka ay Dolwada Maraykanku ku soo xadgudbaan kana koobaan kooxo sharci yaqaan ah oo Muslimiinah una badan Arab ayaa waxaa mudaharaad ku soo qaday qaad ka mid ah waalidiinta ay caruurtu ka maqan yihiin. Qasatan Abdirisaaq Bixi iyo Cismaan Ahmed oo ah walidiintii dhalay...Continue reading »

Minneapolis  —  Waxa ka dhacay magaalada Minneapolis ee Dhulkaasi Maraykanka Shirweynihii Jaaliyada Somalida Ogadeeniya ee waqooyiga Amerika.Shirka oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiinta Jaaliyaadka Wadanka Maraykanka iyo dalka Canada oo ay aad uga dhex muuqdeen dadweynaha reer Meneasota oo aan iyaku u kala hadhin; Aqoonyahanka, Salaadiinta, Hooyooyinka iyo...Continue reading »