Scroll to Top

In this photo taken Tuesday Nov. 3, 2009 Fatuma Mohamed and her son Ahmedweli walking in a refugee camp, in Dadaab eastern Kenya. Fatuma Mohamed is afraid her son could be recruited into mercenary forces trained by the Kenyan army. Thousands of people, including children, are being secretly recruited and trained inside Kenya to battle Islamic insurgents in neighboring...Continue reading »

Sixty Somali teenagers who have fled from their homes were asked by the Danish Refugee Council for a snapshot of their life taken in July or August. Here is a selection of their photographs. Click here to see the photos. ______ ...

Sida maalmahaan oo dhan ay dadku isla dhex marayaan ayaa ah in Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif markuu la kulmayay Soomaalida qurbaha ayaa waxaa dhacaysay mar kasta  in suaalaha loo wado Madaxweynaha intooda badan uu qaadanayay oo ka jawaabayay Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan,  Iyadoo arrintan ay xoojinayso kulankii ardayda OSU iyo hooyooyin ay BBC-du waraysatay. Waxaa...Continue reading »

Bartamaha Ohio — Waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Columbus ee gobolka Ohaayo xaflad lagu soo dhoweynayay madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal ku marayay dalka Maraykanka. Xafladdan oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Columbus ayaa waxay ahayd mid aan usoo tabinaynay si toos ah...Continue reading »

Xalaada gudaha ee Goobta kulanka madaxweyne Sh. Shariif kula kulmayo Soomaalida reer Minnesota. Daawo Sawirada Mahamed (Wiilwaal) ...

Fishing vessel Alakrana and what Spanish Ministry of Defence says are pirates (enlarged) are seen off the coast of Somalia in this handout image created by the Spain’s Defence Ministry and released October 2, 2009. Somali pirates hijacked the Spanish tuna fishing boat in the Indian Ocean, the regional government of the Basque Country, the Seychelles and a pirate...Continue reading »

President Barack Obama and First Lady Michelle Obama pose for a photo during a reception at the Metropolitan Museum in New York with H.E. Ali Ahmed Jama Jangeli, Minister of Foreign Affairs of the Transitional Federal Government of the Somali Republic, and his wife, Mrs. Jama, Wednesday, Sept. 23, 2009. (Official White House Photo by Lawrence Jackson) ...

Bartamaha — Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Mudaaharaad maanta magaalada Baydhabo ka dhacay kaas oo ay soo qaban qaabiyeen xoogaga Islaamiyiinta ah ee maamulo gobalada Bay iyo Bakool. Mudaaharaadka oo markii hore lagu dukaday Salaada Roob-doonka ayaa markii dambe noqday mid Siyaasadaysan oo lagu Weeraray Siyaasadda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM. Muuqaallo...Continue reading »

Bartamaha Columbus — Salaadda Ciidda ayaa maanta si weyn laysugu soo baxay magaalada Kolumbus ee gobolka Ohaayo. Iyadoo meelo kala duwan oo gaaraya ilaa iyo afar lagu tukaday Salaadda Ciidda ayaa haddana kulligood Soomaali fara badani ay isugu soo baxeen. Halkan ka daawo Sawirada: ...

We’ve put together some photos of Old Somalis some dating back all the way to early 1900′s. So enjoy and learn the way Somali people use to live in the past. Special Thanks to DIRIOS <br /> <a href=”http://answers.polldaddy.com/poll/1976417/” mce_href=”http://answers.polldaddy.com/poll/1976417/”>Do...Continue reading »

Four pregnant would-be illegal immigrants wait after being found an Armed forces of Malta patrol boat early on September 2, 2009 in Valletta, Malta. A group of 96 would-be illegal immigrants were rescued in an inflatable dingy some 75 miles of the Italian island of Lampedusa. AFP PHOTO / BEN BORG CARDONA (Photo credit should read BEN BORG CARDONA/AFP/Getty Images) ...

Bartamaha — Ma kula tahay in la taliyayaasha madaxweyne Shariif ay wax fiican samaynayaan mise marka aad aragto sawirkan waxaad kugu soo dhacda: “Jaalle Madaxweyne marka lagu weydiiyo hub ma rabtaa weligaa HAA dheh” ama “Jaalle Madaxweyne haday ke weydiiyaan lacag ma rabtaan waxaad dhahdaa Lacag la’aan xun aa jirta ee hanalaka soo gaaro”. Codkaaga...Continue reading »

Bartamaha (Columbus) Waxaa maalintii Axada ahayd ee taariikhdu ahayd August 15th, 2009 lagu qabtay magaalada Columbus ee Ohio lacag aruurin loogu talo galay dad ku dhibaataysan Soomaaliya oo jirooyin lagu daweyn waayay Soomaaliya qaba. Xafladdan oo ka mid ahayd lacag aruurino taxane ahaa oo laga qaadayay Soomaalida ku nool waqooyiga Ameerika, waxaana hormuud u ahaa geesiga...Continue reading »

Abdi Dhuhulow can run a marathon in just over three hours – an impressive feat by most standards. But what makes the 28-year-old’s achievement even more special is that he has only one leg. The Somali refugee had to have his other leg amputated below the knee after being shot in the civil war. “In 1991 I was fleeing the city when I got a gunshot wound...Continue reading »

Bartamaha Ohio — Xaflad loogu dabaaldegayay sanadguuradii 11aad ee Dowladda Puntland ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio habeenimadii sabtidii taariikhduna ahayd 1dii bisha Agoosto. Xafladdan oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Puntland ee Ohio waxaa ka hadlay cuqaal iyo madaxda Soomaaliyeed ee kunool magaalada Columbus, waxaa...Continue reading »

War Saxaafadeed (Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xafiiska Madaxweynaha Waaxda Warfaafinta, 29 July 2009) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayaa bishii May u magacaabay Nur Hassan Hussein (Nur Adde) inuu Safiir ka noqdo Dowladda Talyaaniga, isla markaana uu noqdo Safiirka...Continue reading »

The three-day event was aimed at educating Somali youth and providing opportunities for leadership. Minneapolis, which has the largest Somali population in the country , has recently seen gang violence, a series of murders and the mysterious disappearances of about 20 men, two of whom were charged with aiding terrorists. In hopes of finding ways to solve such issues, the...Continue reading »

Waxaa maalintii axadda ahayd lagusoo dhamaystiray Kulan sanadeedkii labaad ee dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Minneapolis ee Minnesota. Halkan ka daawo Fiidiyoowgii: Halkan ka daawo Sawiradii maalintii saddexaad Halkan riix si aad u daawato saddexdii maalmood wixii dhacay iyo wixii laga qoray.     ______________________________________________________________________________ www.BARTAMAHA.COM ...

Waxaa si habsami leh lagu gaaray gabagabadii iyo gunaanadkii kulan kii labaad ee Dhalin yarada Soomaaliyeed oo ka dhacayey sadexdii cisho ee lasoo dhaafay magalada Minneapolis, MN. Kulankan oo loogu magac daray Hirasho iyo Horumar ayaa waxaa maanta la gaaray guulo waa weyn iyo natiijooyin wax ku’ool leh oo loo soo bandhigi doono bulshada Soomaaliyeed. Natiijoyinka,...Continue reading »

Maalintii labaad ee kulankii labaad ee dhalinyarada Soomaaliyeed sawiradii aan ka soo qadanay goobtaas oo ay dad badan ka hadleen oo sharaf kule beesha Soomaaliyeed qaarkoodna ay uga yimaadeen dhul fogfog sida Ingiriiska iyo meelo kale oo kamida Maraykanka. Halkan ka Daawo Sawirada Halkan ka daawo Video-ga ...