[SAWIRO] Madaxweynaha oo saraakiil dalacsiiyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalacsiiyay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka, kuwaas oo dhawaan tababar ugu soo xirmay wadanka Uganda. Saraakiisha la dalacsiiyay ayaa dhamaay 9-qofood iyadoona ay kazoo qeyb galeyn xafladda Wasiirka Gaashaandhiga Cabdi Xakiin Fiqi, Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Cabdu Qadir More...
Bandhig Dhaqameed Lagu soo bandhigaye Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Oo Lagu Qabtay Nairobi
Xaflad Balaaran oo lagu soo bandhigayay hidihii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay hotelka Liaco Regecny ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xafladan oo si heersare ah loo soo More...
OBAMA Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado OKLAHOMA
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City. Madaxweyne More...












