Category Archives: Photos
BAR KULAN The two-day High Level Partnership Forum (HLPF) co-chaired by Somali President Hassan Sheikh Mohamud and the United Nations is aimed to maintain momentum in the political transition process and foster dialogue and reconciliation in Somalia. The conference brought … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho (Bartamaha) Laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay jidka muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama ee Muqdisho, iyadoo mas’uulka lahaa gaariga uu qaraxu ka dhacay uu gellinkii … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
AFP Mogadishu (AFP) – Two people were seriously wounded Sunday when a bomb exploded in their car in the Somali capital Mogadishu, police said. “We believe that the bomb was attached to the car,” police officer Ahmed Siyad said. The … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
**SCROLL DOWN FOR PHOTOS** Mogadishu (Bartamaha) Somali National Assembly speaker Professor Mohamed Osman Jawari had called upon members of the parliament to give him the last chance to mediate the deepened unrest in the Somalia federal government top leaders before they … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxda Dalka ayaa maanta oo qeybgashay Aaska Taliyihii Booliska ee Soomaaliya Marxuum Maxamed Shiikh Xasan. Marxuumka ayaa maanta lagu aasay dugsiga tababarada booliiska ee Jen. Kaahiye (Scuola Polizia). Taliyihii Taliyihii Booliska ee Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo maalintii Khamiista ahayd … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
This gallery contains 37 photos.
Garowe (BARTAMAHA) Shirkii Wada Xaajoodka Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya uga socday magaalada Garoowe ayaa maanta soo af jarmay.. Gabagabada shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Garoowe (Bartamaha) Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Wafti Balaaran oo uu hogaaminayey ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalo Madaxda Dowladda Puntland ee Garoowe. Soo dhaweynta Raysal-wasaaraha Dalka Soomaliya waxaa ka qayb qaatey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Mogadishu (BARTAMAHA) At least 13 were killed after suicide car bomber has targeted African Union convoy near the main corridor between Mogadishu and Afgooye on Monday, Somali government and health officials confirmed. Lower Shabelle governor Abdikadir Mohamed Nur said the … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho (BARTAMAHA) Qarax geystay khasaare xoogan oo ahaa mid Ismiidaamin ah ayaa ka dhacay maanta wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye,waxaana la sheegayaa in meesha qaraxu ka dhacay u dhowdahay deegaanka Xaawo Cabdi. Bartilmaadeedka qaraxa ayaa ahaa Gawaari kolanyo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho (BARTAMAHA) Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaasi oo ay kaga qeyb geli doonaan xafladda caleemo saarka loo sameynayo madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweyne Xasan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho (BARTAMAHA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda India usoo magacowday Soomaaliya Danjire Yogeshwar Varma oo bedeli doonaa danjirihii hore iyadoo islamaanta uu Madaxweynuhu warqdaha aqoonsiga ee safiirnimo ka guddoomay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho (BARTAMAHA) Muddo kaddib waxaa lugu wada inay shaqo bilowdo Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed taas oo an shaqeyn 24-tii sano ee la soo dhafay. Shir ka dhacay xarunta madaxatooyada Soomaaliya oo u shir guddoomiyey madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlay qodobbo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Mogadishu (BARTAMAHA) — Howlgalkii maanta ay Ciidamda Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay ka sameeyeen Degmada Wadajir ayaa waxaa looga dan lahaa xaqiijinta in la sugo amaanka magaalada Muqdisho kaas oo ku saleysan qorshaha Dowladda Soomaaliya dajisay oo ahaa in la xakameeyo hubka aan ku jirin … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, Photos |
RIP Sada Ali. You will be missed dearly.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho (BARTAMAHA) Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana salaada Janaasada kula tukaday Madaxtooyada, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Somali Foreign Minister Abdirahman Beileh and his delegation visited today FC Real Madrid’s The Estadio Santiago Bernabéu in Madrid Spain.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Netherlands iyo Brazil ciyaartoodii caawa ay u kala tartamayeen kaalinta saddexaad iyo afaraad ee koobka adduunka ayaa waxaa moodaa goolhayaha Netherland in wax dhib ahi aysanba haysan. Jasper Cillessen ayaa sida sawirkan hoose aad ka aragtaan inuu leeyahay Belo Majidho, Hadday Jidhana … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, Photos |
The Al Shabaab militants launched a two-pronged attack on the presidential complex, police said, setting off a large bomb at the rear of the compound and then storming in via another entrance. The attack came shortly after the start of … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Amiin Caamir ayaa Sawirkiisa ku cabbiraya Caddaalad Darrada iyo Halka aan u soconno, Ma Gaari Doonnaa?, Wakhti kaliyaa naga xiga.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, Photos |
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|