Scroll to Top

Koobka Aduunka-South Africa. Kooxda Xulka Qaranka ee Ghana ayaa ciyaartoodi ugu horeysay ee koobka aduunka ka badisay kooxda Serbia. Kooxda Ghana oo loogu magac daro “Xiddigaha Madoow” ayaa soo bandhigay ciyaar  xarago iyo xiiso badan leh. Saacadu markii ay maraysay 85 daqiiqo ayuu ciyaartoyga Zdravko Kuzmanovic oo isagu u ciyaar dalka Serbia gacanta ku...Continue reading »

World Cup viewers watching Britain’s ITV HD channel missed seeing England’s only goal in Saturday’s game against the U.S. because of an ill-timed commercial, reports Yahoo Sports blog Dirty Tackle. Less than four minutes into the match, Britian’s oldest commercial television broadcaster interrupted the feed for its HD viewers with a World Cup-themed...Continue reading »

Magaalada London oo lagu qabtey qorituurkii koobka Somaliweek 2010 London waxaa xaafada Wembley hall ku yaal lagu qabtey habeenimadii Sabtida taariikhduna ahayd 29/05/2010 xaflada qorituurka koobka Somaliweek 2010, xafladaas oo ay ka soo qayb galeen qaar ka tirsan bahwaynta isboortiga Soomaalida ku dhaqan xaafada Galbeedka magaalada London. [slidepress gallery='magaalada-london-oo-lagu-qabtey-qorituurkii-koobka-somaliweek-2010'] Qorituurka...Continue reading »

Lonodn 25/05/2010: Ciyaaryahanka kooxda Manchester City Cabdisalaan Ibraahim Caddaay ayaa looga yeeray xulka dalka Norway (Under 21) oo lagu wado inay labo ciyaarood  kale horyimadaan xulalka dalka Hungery iyo Finland. Cabdisalaan ooh ore uga tirsanaan jirey xulka dalka Norway (U19) ayaa haatan ku tilaabsaday horumar kale kadib markii kooxda kowaad ee Man City...Continue reading »

Hordhac Xiligii ay Dowlada ka jirtey dalka Soomaaliya  waxaan lahayn kooxo kubadda cagta ah oo heerarkoodu kale duwanaayeen sida kuwa heerka koowaad, labaad, sadaxaad, Gobalada, Degmooyinka iyo Dugsiyada, kuwasoo hoos imaan jirey XSKC oo laga maamuli jirey Wasaaradii Dhalinyarada Isboortiga iyo Shaqada. Magaalada Muqdisho waxaa ka dhisnaa kooxo waawayn oo magac iyo...Continue reading »

Bartamaha — Kooxda Wigan oo heshiis la gashay  ciyaaryahan Abuubakar Sheegoow oo ah wiil Soomaaliyeed degan magaalada Manchester London 24/05/2010. Kooxda Wigan oo ka tirsan kooxaha heerka koowaad ee dalka England ayaa waxay heshiis cusub la gashay wiil Soomaaliyeed oo degan magaalada Manchester lana yiraahdo ciyaaryahan Abuubakar Sheegoow. Ciyaaryahan Abuubakar...Continue reading »

[ DAILYGA.COM ]Writer-director Alejandro González Iñárritu, whose films include “Babel,” “Amores Perros,” “21 Grams” and the Cannes Film Festival premiere “Biutiful,” has shown a unique talent in weaving together seemingly unrelated narratives into a coherent whole. Rarely has that skill been on greater display...Continue reading »

Bartamaha (Holland) Ciyaarihii Xiliga Kuleeylaha lagu qaban jiray Wadanka Holland ayaa ka furmay Magaallada Amsterdam,kooxaha kasoo qeyb galay ayaa ahaa 8 kooxaad oo ka wada dhisan Holland,waxaana ciyaarahaasi aheyd sdeax wareeg oo ay kooxaha isku arkayeen,Laakiin waxaa ciyaartii kama danbeysta waxaa isugu soo baxay Labada Kooxood ee kala ah Vlaardigen iyo Hirda. Warbixinta...Continue reading »

American soccer’s million-dollar baby saw his World Cup dream extinguished on Tuesday, a full month before the sport’s greatest showpiece has even begun. Based on how Freddy Adu’s career has faltered in recent years, it was no shock that he was left off the United States’ preliminary World Cup roster, ensuring him a summer spent in front of...Continue reading »

Abubakar Ahmed Sheegoow  waa wiil Soomaaliyeed oo mustaqbal wanaagsan ku leh ciyaarta Kubadda Cagta islamarkaana ka mid ah kooxda Wigan, kooxda Wigan waa koox ka dhisan dalka England islamarkaana ka mid kooxaha heerka kowaad  kooxaha ay ka baqaan marka ay la dheelayaan, tasoo todobaadkii naga soo gudbay ka badisay kooxda Arsenal, halka ciyaarta ugu dambaysana ay ...Continue reading »

Mukhtar Cali Afgooye oo kamid ah ciyaartoyda da’doodu ay tahay 13 sano-jirka ee kooxda Chelsea ayaa loo kordhiyay contractigii ama heshiiskii ay kooxdaasi horay ula gashay waalidkiisa. Heshiiska cusub ee Chelsea ay la gashay Mukhtar ayaa ah in heshiiskii hore ee ahaa 5ta sano lagu kordhiyay sanad, kaas oo ka dhagaya heshiiska in 6da sano ee soo socota uu la joogi...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Venezuelan world lightweight boxing champion Edwin Valero committed suicide in his prison cell after being arrested for the murder of his wife, according to the World Boxing Council (WBC). The 28-year-old had confessed to stabbing his wife Jennifer Carolina Viera de Valero in a hotel in the city of Valencia on Sunday before taking his own life, police...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- The Somali football federation (SFF) has unveiled that last year’s FIFA high level training for Somali soccer coaches held in Djibouti has yielded good results in terms of progressing football activities in the war-ravaged horn of African country. Secretary General for Somali football federation Mr. Abdiqani Arab said in a press conference...Continue reading »

Manchester City — The 18-year-old made his full debut at Scunthorpe in the FA Cup in January then came off the bench against Liverpool in February to become the first Somali-born footballer to play at the highest level in England. Though he represents his adopted country Norway at international level, it is still a great source of pride for Ibrahim that he...Continue reading »

The first ever FIFA high level refereeing course for 26 Somali football referees concluded this week at Djibouti’s Sheraton hotel, where a well-arranged conclusion ceremony was held in the presence of top level FIFA dignitaries, Somali sporting leaders and Somalia’s acting ambassador to Djibouti Dr. Abdirahman Mohamed Hirabe. Somali football federation...Continue reading »

Waxaa magaalada London lagu qabtay Baroordiiq loo sameeyay Suleymaan Colaad Rooble oo ahaa wasiirkii isboortiga Soomaaliya. Daawo ...

VANCOUVER, British Columbia – Fueled by star power and a deafening crowd, Canada foiled the U.S. hockey team’s attempt at Miracle on Ice 2.0 with an epic 3-2 overtime Olympic gold-medal win Sunday. In the end, the Canadians lived up to the astronomical expectations and pressure. Sidney Crosby beat Ryan Miller 7:40 into overtime to allow Canada to become...Continue reading »

Bartamaha — Kooxda Manchester City oo la ciyaaraysay Liverpool ayaa garoonka soo galisay ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Cabdisalaam Cadaay. Daawo in badan oo aan idiinkaga soo duubnay laga bilaabo markuu ciyaarta soo galayo. ...

In a sullen, purposeful tone, Tiger Woods expressed his deep regret for his infidelities and asked his close friends in a conference room for forgiveness Friday. The Full Video Breaking sports news video. MLB, NFL, NBA, NHL highlights and more. With his mother in the front row but his wife, Elin Nordegren, not in the room, Woods said, “I have let you down....Continue reading »

Waxaa dalka Jabuuti ka furmay wax loogu yeeray tababarka Kubadda Kolayga heerka 1aad ( Technical Courses for Coaches Basketball) 02-11 Feb 2010 Djabouti, islamarkaana ay si wadajir ah u soo wada agaasimeen GOS/XSKK iyo Olympic Solidarity. Waxaa kale oo ka soo qayb galay furitaanka barnaamijkaan ay wadato Kooxda GOS  ku simaha Wasiirka Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada...Continue reading »