Scroll to Top

PRETORIA, South Africa — Gender tests on running sensation Caster Semenya determined she has internal male sexual organs, Australian newspapers reported Friday, triggering new outrage from South Africa and her father, who called her critics “crazy” and “sick.” The International Association of Athletics Federations, which ordered the testing,...Continue reading »

Magaciisa oo buuxa waa Aadan Xuseen Ibraahim, waxaana lagu naaneesaa Eeney, wuxuuna  ku dhashay degmada Waajid ee gobalka Bakool, sanadku markuu ahaa 1993-kii. Wax ehel iyo qaraabo ahna uma joogaan magaalada Muqdisho. Waxaa uu Muqdisho soo galay isagoo jira toban (10) sano, si uu u raadsado nolol u dhaanta tii Waajid, waalidikiisna ugu shaqeeyo. Eeney waxa uu durbaba...Continue reading »

Al-hijra Oo Ku Guuleysatay Koobkii Todobaadka Soomaalida London 2009 __________________ Source: UniversalTV ...

Photo Go to Article Usain Bolt of Jamaica finishes first in the men's 100 metres final during the world athletics championships at the Olympic stadium in Berlin, August 16, 2009. BERLIN (Reuters) – Jamaica’s Usain Bolt shattered his own 100 metres world record to win the world championship final in a breathtaking 9.58 seconds on Sunday. Bolt took a staggering...Continue reading »

Waxaa maanta oo ay tariikhdu tahay 8/15/2009 bilaabmaya horyaalka kubadda cagta ee dalka Ingriiska (Barclays Premier League). Horyaalkan oo mudo badan ay sugayeen taageerayaasha kubadda cagta iyo dadweynaha aadka u daneeya kubadda cagta, dunida dacaladeedana ku kala nool. Ayaa waxaa la’ filayaa in uu noqdo horyaalkani kii ugu xiiso badnaa ama ugu hadal hayska badan...Continue reading »

Halkan ka daawo sawiradii xaflada oo dhan Xaflad si heer are ah loosoo qaban qaabiyay looguna talagaay in lagu macsalaameeyo xulka qaranka U-17-ka dalka Soomaaliya ayaa saaka lagu qabtay hotelka saxafi International ee magaalada Muqdisho. Xafladdan ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka kala socotay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta,guddiga Olombikada Soomaaliyeed,...Continue reading »

Abdi Dhuhulow can run a marathon in just over three hours – an impressive feat by most standards. But what makes the 28-year-old’s achievement even more special is that he has only one leg. The Somali refugee had to have his other leg amputated below the knee after being shot in the civil war. “In 1991 I was fleeing the city when I got a gunshot wound...Continue reading »

Bartamaha — Liverpool ayaa ku guulaysatay in ay gacanta ku soodhigto laacibka reer italy oo khadka dhexe ooga dheeli jiray naadiga as roma. Albert Aqualani ayaa laga soo baxshay aduun gaaraya 26 million oo doolar. Aqualani ayaa baasay itaxaankii caafimaadka waxaana lagu wadaa in uu dheelo ciyaaraha saxaabtinimada ah ee liverpool yeelandoonta. Aqualani...Continue reading »

Kooxda kubadda cagta ee Somali Tigers ayaa iyadu maalinimadii ay taariikhdu ahayd 08/02/2009 ku guulaysatay koobkii loogu magac daray Minnesota Somali soccer united (MSSU), kaasoo ay isku hirdinayeen siddeed kooxood oo ka tirsanaa kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Minnesota oo kala ah: Cedar Stars, Midnimo, Somali Tigers, Owatona, Twin Cities,Communality,Edenpraire iyo...Continue reading »

Aug. 2–LOWELL — Huddled in clusters on the sidelines of Cawley Stadium, they speak German, Portuguese, Spanish, English, Khmer, Somali. Once on the field, they speak a common language — soccer. Yesterday morning, 16 teams showcasing players from all over the globe laced up their cleats to take a shot at victory, all vying for the title of champion of...Continue reading »

Abdirashiid Caddaay waxaa uu ka mid ahaa ciyaartoydii xulka qaranka Soomaaliya ee sanadkan ka qeyb galay cayaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika, waxaana uu hada mustaqbal wanaagsan ku leeyahay cayaarta kubada cagta. Abdirashid wuxuu metalayey xulka qaranka Soomaliyeed, wuxuuna muujiyey xirfad ciyaareed iyo dadaal dheeri ahba, iyadoo ay wada jeclaysteen macallinka kooxda....Continue reading »

Iyadoo wali uu hakad ku jiro dib u dhiska lagu hayo garoonka kubada cagta ee Stadium Banaadir ayaa waxaa xoghayaha guud ee xiriirka cabdi Qani Saciid Carab uu madaxa mashruucyada ee sirkadda Green Field Mr. Sophocles kala hadlay sidii howsha dhaqso loogusoo gabagabeyn lahaa. Xoghayaha guud ee xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in kulanka oo 27-kii...Continue reading »

Iyadoo sababtu ay tahay fowdada iyo dagaalada ugu yaraan maalineyaasha noqday ee ka jira magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa cayaartoyda xulka qaranka U-17-ka ee kubada cagta dalka Soomaaliya waxaa ay ka qexeen xaruntii hore oo ay mudoo ku tababar qaadanayeen oo ah Stadium Banaadir oo ku taala degmada cabdul casiis, sida uu shaaca ka qaaday tabaraha xulka Maxamed Cabdulle...Continue reading »

Ciyaartoyga Emmanuel Adebayor ee u dhashay wadanka Togo ayaa waxa uu isaguna ku biiray kooxda Manchester City. Adebayor ayaa waxa uu kooxda Manchester City lagalay heshiis shan sanno dhan, iyada oo aan wali shaaca laga qaadin qiimaha ay Adebayor iyo kooxdu ku heshiiyen. Adebayor oo u ciyaari jiray kooxda Arsenal, kuna caan baxay xaga gool dhaliska iyo xarakaynta kubadda...Continue reading »

Boston – No stranger to deprivation, Omar Abdi was 6 years old when his teacher in Somalia punished him for playing soccer by locking him in a dark room overnight, chained by his ankles. Ahmed Ali also knows a little about suffering. After his family fled Somalia, he spent 14 years in a Kenyan refugee camp, where his mother died of malaria. As grateful as both are...Continue reading »

bartamaha — Xidiga caanka ah ee reer sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa waxaa lagu wadaa in uu ku biiro doono kooxda Barcelona ee wadanka spain. warkan ayaa soo baxay Khamiistii kadib wada hadalo xaasaasi ah oo  dhexmaray madaxda sar sare ee labada naadi. Heshiiska labada dhinac ayaa dhigaya in barcelona bixiso aduun dhan 40 million oo pound iyo in ay Eto’o...Continue reading »

Bartamaha — Ciyaartoyga Carlos Tavez iyo kooxda Manchester City ayaa waxay wada galeen heshiis uu Tavez ku ogolaaday in uu ku biiro kooxda Manchester City. Tavez oo u dhashay wadanka Argentine ayaa wuxuu ogolaaday in uu mudo shan sanno ah  ciyaartoy ka ahaado kooxda Manchester City. Ciyaaroyga Carlos Tavez ayaa labaddii sanno ee la soo dhaafay u ciyaarayay kooxda...Continue reading »

Bartamaha — Naadiga wayn ee Chelsea ayaa ku guulaystay in laga yareeyo ganaax saarnaa labadeeda ciyaartooy ee kale ah Drogba iyo Bosingwa kadib markii ay khalad ku kaceen ciyaartii chanpionshipka oo  dhexmartay Barcelona iyo Chelsea  bishii may ee sanadkaan. Labada ciyaartooy ayaa horay UEFA  kiiba ku xukumay in uusan dheelin 4 ciyaarood balse rafcaan...Continue reading »

Bartamaha — Waxaa baryaan danbe suuqa ciyaaraha ee horyaalada yurub laysla dhexmaryay wararka badan oo ku saabsan kala iibsashada ciyaartooyada iyo kooxa qaarkood oo guntiga u xirtay in ay laacibiin soo dhoobaan garoomadooda. Waxaa ka mid ah kooxaha  aadka u dhaarsan Real Madrid, Man City, Chelsea, iyo kuwo kale. Real madrid waxay ilaa iyo hada gacanta ku soo...Continue reading »

Bartamaha — Waxaa maant saxaafad spoortiga ee yurubta ay si aad ah ooga hadlayeen Michael owen oo ah weerar yahan si aad looga yaqaan dunida sportiga kadib markii uu si kadis ah 2 sano ugu sixiixay Manchester United. Warka ayaa laga soo xigtay websiteka Manutd.com waxaa saxaafadu ku cabirtay imaanshaha owen ee manchester kadib markii uu naadigii u ciyaarijiray ee...Continue reading »