Calendar

Daawo Hees aad ka heli doonto: IDIL – Cawaale iyo Kay

Fananka Cawaale Aadan oo kaashanaya KAY (Fanaankeena Hip Hop-ka) ayaa sameeyey Heestan cusub oo la magacbaxday Idil.

Heestan ayaa ah Remix (Hees dib loo hagaajiyey) qaabka loo duubayna waa mid adiga uun aad ka war bixin kartid.

Hoos ku qor waxa ay kula tahay.

 

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: