Published On: Sat, Jan 19th, 2013

Daawo Hillary Clinton iyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo shir jaraaid wada qabtay (VIDEO)

Share This
Tags

Madaxweynaha Federaalka ee Soomaaliya ayaa shir jaraaid oo wadajir ah la sameeyey Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Hillary Clinton.

Shirkan jaraaid ayaa Hillary Clinton ay ku taabatay meelo badan, waxayna cadeysay in Maraykanku uu aqoonsan yahay dowladda Soomaaliya, Maraykankuna uu yahay saaxiibka Soomaaliya ayna xiriirkooda soo celin doonaan si buuxda.

Hoos ka daawo muuqaalkan waxtarka leh.

Video

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";