Calendar

Daawo Madaxweynaha Uganda oo RAP qaadaya (VIDEO)

ugandarapMa ogtahay Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni inuu qaado heesaha Rap-ka loo yaqaan?, Inkastoo uu cadeystay inuu gadaal ka gaar ku yahay heesaha Rap-ka ayaa haddana heestan lagu magacaabo “You want another Rap” ayaa dad badani dhagaysteen.

Musaveni ayaa Rapkiisa gabay ahaan uga qaadayay goobo uu booqanayay, laakiin waxaa lagu daray Music. Sawirkan aad arkaysaana waxaa uu noqday mid laysala dhex marayay in kastoo uu yahay mid aan sax ahayn maadaama photoshop lagu takhtareeyay, Xisbiga Musaveni madax ka tirsan ayaanan jeclaysan sawirkan iyo heestan internetka meel kasta uga jirta.

DAAWO:

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: