Calendar

FADEEXO: Wasaaradda Tacliinta Sare ee Dowladda Soomaaliya oo warqad ay qortay isku ceebaysay

waraaq0Cid walbaa ha khaladdo Af-Soomaaliga iyo qoraalkiisa, laakiin ma aanan filayn in Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo ah wasaaraddii dhawri lahayd iyo darkii laga cabi lahaa luqadeenna hooyo ay khalad sidan u weyn gelayso.

Qoraalkii ay wasaaraddu soo saartay, laguna baahiyay bogagga Internetka, kuna saabsanaa tartan loo gelayo deeq waxbarasho, ahaana hal bog oo ku soo baxay warqadda leh loogada rasmiga ah ee wasaaradda, waxaa ku jiray khaladaad aan u cuntamayn cid kasta oo Soomaali ah oo damiir leh, masiirka dalkeedana u danqanaysa. Bal ila arka inta khalad ee ku jira qoraalkan:

>>HALKAN RIIX SI AAD WARAAQDA U ARAGTO

 

 

 

 

 

waxaa soo diyaariyay:
Sabriye Macallin Muuse

Waxaa Sawirka sharraxay

Comments

comments

Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: