Calendar

Ogeysiis Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan Minnesota Sh.C/Qaadir Nuur Faarax iyo DR.Axmed Xaaji oo marti u ah Masjidka Rowda

muxaadarada-rowdah-small1Minnesota:-Waxaa dhammaan Soomaalida Minnesota degan lagu marti gali nayaa in ay ka soo qayb galaan Muxaara daad ka dhici doona Masjiddu Rowda Maalin nimada sabtida Salaadda casar ka dib,Waxaa Muxaadaraad kaan ka qayb qaadanaya Sh.Dr Ahmed Haji Abdirahman iyo Sheikh Abdiqadir Nur Farah Iyo Sheikh Mustafa Abdirahman Ibrahim iyo Waliba Sheikh abdirizaq Hashi Nur iyo Imaamka Masjidka Rowda Sheikh Abdirizaq Macalin Sancaani.

Waxaan meesha ka marnayn Su,aalaha Fiqigaa oo lagu wajihi Doono Caalimka Soomaliyeed ee Somalidu aad u xushmayso ahna Culimada Soomaliyeed kuwa ugu dada weyn Calaamatu Sheikh Abdiqadir Nur Farah Ilaahay ha Xiftiyee Waxaa Hubaal ah baahida looqabo in la ogaado Kaalinta Ducaaddu Bulshada ku Leedahay.
muxaadarada-rowdah-copy

Comments

comments

Category : Minnesota.
« »

Comment: