read more »">
Calendar

Fox News ayaa la yaaban Aqoonyahan ku takhasusay Bible-ka sababta uu u qoray buuggiisa isagoo MUSLIM ah (VIDEO)

 

Waa arrin yaab leh. Fox News weriyaheeda  Lauren Green ayaa aamini la’ Reza Aslan oo ah Muslim sababta ku kaliftay inuu buug ka qoro Nabi Ciise C.S.

Aslan, oo haysta Afar (4) Degree, Mid ah Bible-ka isla markaana si buuxda ugu hadla luuqadihii hore ee lagu hadli jiray xilligii Nabi Ciise baranayayna Bible-ka iyo macluumaadka la xiriira in ka badan 20 sano. Laakiin Waa nin Muslim ah sida ay u dhigayso weriyuhu.

Aqoonta iyo waaya aragnimada Reza ayaa weriyuhu intuu ka tallaabay ayay waxay dhegaha qabsatay kaliya Islaanimadiisa. Waxaad moodaa markuu dhahay waxaan aqoon ayaan u leeyahay inay maqashahay waxaan ahay Al Qaacida.

Reza ayaa weriyaha si fiican isaga dhiciyey uguna sharaxay sababta uu u qoray buuggan sidii inuu la hadlayo 5 jir.

Daawo:

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS.
« »

Comment: