Calendar

Laba askari oo lagu toogtay suuqa bakaaraha

dilkaan manta ka dhacay suuqa weyn ee bakaaraha ayaa waxa uu ahaa dil qorsheysan oo ay fuliyeen kooxo ku hubeysan buskoolado oo aan lagaraneyn cidda ay ka tirasan yihiin.

labadaan askari oo ayaa wax ay marayeen meel aan sidaa uga fogeyn suuqa dahablaha bakaaraha iyo cirtoogtaha ayadoona ay halkaasi ku dhinteen
dhanka kale dilka kadib ayaa waxaa rasaas fuary ciidamo halkaa ka agdhawaa ayadoona halkaasi ay ku geriyootay islaan halkaasi ku ganacsaneesay ayadoona maanta halkaasi ay kunafwaayeen labadaas askari iyo hal habeenee ah oo kamid aheyd ganacsata suuqa.

Sikastee ahaataba dilkaan maahan midkii ugu horreyay ee kadhaca suuqa weyn ee bakaaraha.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: