Calendar

Guushii Xuseen Samatar Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweeyay (Daawo Vedio).

guushiiBartamaha (Minnesota):- Xaflad Balaaran oo lagu soo dhaweeyay Guushii Balaarnaa ee uu gaaray Xuseen Samatar oo ku guulaystay xil uu isku sharaxay.

Xuseen Samatar ayaa waxa uu u tartamayay Golaha Waxbarashada Ee Gobolka Minnesota waxaana uu ku guulaystay Xubin ka mida Golaha Waxbarashada Ee Gobolkaasi Minesota oo uu guul ka keenay musharaxnimadiisa.

Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynaya Masuulkaasi guusha u soo hooyay soomaalida Minnesota ayaa waxaa Xaflad ka dhacday Safaari Hool oo ku yaala Magaalada Miniapolis Koonfurteeda oo dad badan oo qiiraysan ay Xafladaasi ugu soo dhaweeyeen doorashada masuulkaasi.

Nala daawo Khudbadihii Xuseen Samatar  lagu soo dhaweynayay:-

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.

[email protected].

Comments

comments

Category : Featured, Minnesota, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta, Xafladaha - EVENTS.
« »

Comment: