Category Archives: Xafladaha – EVENTS

Send your events poster to [email protected]
Kusoo dirso Flyer-kaaga [email protected]

Boqolaal Arday oo ka qalin jebisay Jaamacada Simad ee Magaalada Muqdisho

Boqolaal Arday ayaa maanta ka qalin jebisay Jaamacada Simad, iyadoo Ardaydan oo gaareysa 750 ayaa qaar ka mid ahi usoo gaba gaboobay maanta imtixaankoodi, halka tiro kale ay iyana soo gaba gabeyn doonto maalinta berito ah. Ardaydan oo iyaga oo … read more »

Posted in Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

Canada: Somali Womens Scholarship Program (FUNDRAISING EVENT)

Download Brochure Newsletter Wednesday December 15, 2010 5 – 9 pm @ Eastwood Community League 11803 86th street Guest speaker: Amanda Lindhout

Posted in Canada [Diaspora], Xafladaha - EVENTS | 1 Comment

Guushii Xuseen Samatar Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweeyay (Daawo Vedio).

Bartamaha (Minnesota):- Xaflad Balaaran oo lagu soo dhaweeyay Guushii Balaarnaa ee uu gaaray Xuseen Samatar oo ku guulaystay xil uu isku sharaxay. Xuseen Samatar ayaa waxa uu u tartamayay Golaha Waxbarashada Ee Gobolka Minnesota waxaana uu ku guulaystay Xubin ka … read more »

Posted in Featured, Minnesota, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta, Xafladaha - EVENTS | 1 Comment

Wasiiro ka tirsan Dowlada oo lagu soo dhaweeyay Lonodon (Daawo Sawirada).

Bartamaha (London):- Wasiiro ka tirsan Xukumada Soomaaliya ayaa Munaasabad balaaran loogu sameeyay Magaalada Lodon. Waxaa lagu qabtey magaalada London xaflad lagu soo dhaweynayay wasiiro ka tirsan dowlada Soomaaliya oo booqasho ku yimid magaalada London, kuwasoo kale ahaa Wasiirka horumarinta reer … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta, Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

Gobolka Minnesota oo laga xusay 26-ka Juun (VIDEO)

Minneapolis-Bartamaha: Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa shalay oo bisha Juun ahayd 26 waxaa lagu qabtay munasabad si heer sare ah lo soo agasimay oo lagu xasuusanayo sanadguradii 50 ee kaso wareegatay xiligii ay Gobolada waqooyi ee dalka soomaaliya ay … read more »

Posted in Latest Somali News, Minnesota, Wararka Maanta, Xafladaha - EVENTS | 3 Comments

Xaflad qalinjabin: Columbus, Ohio

Xaflad loogu talo galay dhallinyarada Soomaalida ee ka qalinjabinaysa iskoolada & jaamacadaha gobolka Ohio ayaa lagu qaban doonaa magaalada Columbus, Ohio. Hoos ka fiirso Flyer-ka Xafladda. _

Posted in Featured, Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

Columbus, Ohio (EVENT)

Posted in Xafladaha - EVENTS | 1 Comment

Event: Hirda Summer cup 2010 (HOLLAND)

Hirda Summer cup 2010 Waxaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee degan dalka Holand lagu wargalinayaa in lagu qaban doono maalinimada Axada taariikhduna tahay 16 MAY 2010 tartan kubadda cagta ah  Hirda Amsterdam Summer Cup 2010. Koobkaan ayaa lagu qabtaa sanad walbo … read more »

Posted in Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

Event: Fundraising for University of Gedo (BOSTON)

Posted in Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

A Celebration of Arts and Culture in Somaliland

Please join us for a exciting evening filled with music, art, poetry, fashion and dance in celebration of the arts and culture of Somaliland. Afrikanation Artists Organization is a newly founded NGO/non-profit organization designed to empower Somaliland artists and the … read more »

Posted in Featured, First Look, HELP - CAAWI, Latest Somali News, The Story, Xafladaha - EVENTS | 5 Comments

Event: An International Forum in Support of The Presidential Summit on Entrepreneurship

_______________________________________________ The United Nations Development Program & The Academy for Educational Development invite you to An International Forum in Support of The Presidential Summit on Entrepreneurship “Advancing the Cairo Agenda: Entrepreneurship, Education and Gender Equality in the Muslim World” with … read more »

Posted in Xafladaha - EVENTS | 1 Comment

USIP EVENT on Somalia: December 9, 2009 – 2:00pm

Serious and contentious questions surround the issue of how the international community should relate to Somalia. Should major support be given to the Transitional Federal Government? Should the African Union peacekeeping force be expanded? Should international support be directed to … read more »

Posted in Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

Hayaan Xanuun badan: Painfull Journey December 4th 2009

Hayaan Xanuun badan: Painfull Journey

Posted in Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

An Evening with Nuruddin Farah – Carleton University December 12, 2009

An Evening with Nuruddin Farah

Posted in Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

Xafladda sanadka cusub iyo Miraale (Edmonton) December 31st, 2009

Xafladda sanadka cusub iyo Miraale (Edmonton)

Posted in Xafladaha - EVENTS | Leave a comment

Xaflad lacag loogu aruurinayo carruurta Soomaaliyeed ee dalka ku dhibaataysan: London

Xaflad lacag loogu aruurinayo carruurta Soomaaliyeed ee dalka ku dhibaataysan ayaa ka dhici doonta wadanka Ingiriiska, gaar ahaan London. Fadlan daabaco flyer-kan oo kasoo qeybgal xafladdan. Waan idiin baahanahay.

Posted in Warar Kale [ Other News ], Xafladaha - EVENTS | 1 Comment

UNDP Somali Women’s Scholarship fundraising Columbus, Ohio

Where: Mifflin Alternative Middle School Address: 3000 Agler Rd. Columbus, OH 43219 When: Saturday November 21, 2009 Time: 2:30 PM to 7:00PM Flyer:

Posted in Ohio, Warar Kale [ Other News ], Xafladaha - EVENTS | Leave a comment