Calendar

Hadii Aad bidaar leedahay daawo ayaan kuhayaa!.

Bartamaha muqdisho : Culimada ku xildher cilmiga caafimaadka ayaan wali kadaalin ay ay raadiyan dawo fudud raqiisna ah oo lagu daaweyo bidaarta marka aan dhahno bidaar micnaheeda waa in aad madaxada qeyb kamid ah aad tin kaweyso ama tintii ay soobixiweyso intabadan qeybta kore ee maskaxda ku aadan ayeey bidaarta abaartaa in kastoo ay nuucyo badantahay.

Dhageystoo bidaar ayaa dhoowr nuuc uklabaxda waxaa jirata bidaar ay keento da’da waxakaloo lagayaaba in ay tahay dhaxal aabayaashada hore hadii ay leeyahiin inta badan adigana kuma mooganeyso

Waxaa kallo jirta bidaar dadka qaar ay kugasho fakar badan iyodadka kumashquulsan howlaha adag tusaale ahaan dadka siyaasada kujira bidaartooda oo kalleayaa daraasda lasameyay lagu sheegay sidoo kale daraasadan ayaa lagu sheegay in madax salaaxida badan ay keento bidaarta marka uu qofka arin lamurgaayo ama kakaraayo o uumadiixiisa aad usalaaxo

Sidookalle waxaa daraasan lagu sheegay in bidaartu mararka qaar sababo cream-yada madax lamarsado qaarkood oo daraasada ay kasiixustay in uu kamidyahay kareemka rastada ah sidoo kale bidaarta wxa akeenikaraba baalayiri nafaqo daro soowajahda madax hadab dhageysatayaasha bidaarta leh ee barnaamijka caweyska kutixan waxaan ugu talagalay in aan usii sheego an ay jiraan daawoyin lafilayo in ladaweyo bidaarta sidookalle dhaliyarada bidaarta leh daawada aan utilmaamayo waa in aad kudaboosho bidaartada KOOFIYADDA waa daawada kumeelgaarka ah ee bidaarta looga hortagikaro maadamad daraasada lagu tilmaamay in bidaartu udarantahay qoraxda iyo dabeesha kale sidaa darted hadad bidaar leedahay isticmaal kofiyada.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured.
« »

Comment: