Published On: Sun, Jan 27th, 2013

“Hadii Aadan mujaahid aheyn ima guursaneysid” (Dhacdo layaab leh)!

Share This
Tags

waraka kaga helayo Goblada Baay iyo Bakool ayaa sheegaya in Dumarka kasoo jeeda Gobaladaasi ay bilaaben inaysan guursan dhalinyaro aan kamid ahayn Kooxda Al-Shabab

Wararka ayaa intaa kusii daraaya in Dumarka Kunool Gobaladaasi ay isku raaceen in ay iska ilaaliyan dhalinyarada caadiga ah islamarkaana ninka guursanaayo ay ku xujeeyan inuu kamidyahay Alshabaab
Muumin Mukhtar muriidi oo  kamid ah dhalinta Baydhaba kunool ayaa sheegay in dumarka ay bilaaben inay raga ku xujeeyan inuu kamid yahay Al-Qacidada Somalia hadii uusan kamid ahayna ay ninkaasi ka fogaanayan sida uu hadalka u dhigay Muumin Mukhtar
Dhanka kale Dumarka Gobaladaasi ee xaaska u ah Dagaalyahaanada Shabaab ayaa kusoo qul-qulaya Magaalada Muqdisho kadib markii Muqdisho ay dib ugu soo laabanaayan dadkii kunoolan jiray
Arintaan ayaa waxa ay dhabar jab xoogan ku tahy dhalinta gur doonka ah ee ku nool gobaladaasi oo iyagu imika baahi weynuqaba in ay guri yagleshan.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";