Calendar

Haweenay Soomaali yad ah oo Iskuul Bas Ku jiidhay Minneapolis

schoolbusGalabtii Jimcihii oo hooyo 58 sano jirta uu bas iskuul ku jiidhay magaalada minneapolis, hooyadaas oo la soo cadeyey in ay ahayd Soomaali waxay ka soo baxay suuq ka mida suuqa waa weyn ee Soomaalida minneapolis ka adeegato ( Karmeel Mall ) waxay goynaysay wadad loo yaqaan Lake St oo ka soo baxda Suuqa Karmeel ka dib markii baska oo caruuri saartay uu hooyadaa ku qaaday ka bacdina ay ku faynuuntay koonaha kale ee wadad.

Waxay Booska minneapolis sheegeen in loo qaday hooyadaa Cubitaalka wayne ee Goblka halkaas oo la sheegay in lagu baanayo indoo la sheegay in dhaawacii soo gadhay uusan ahayan mid hada ku haya halis nafteeda baskan jiidhay hooyada waxaa waday wiil Soomaali ah waxaan leh kanbani yuu madax ka yahay Idirs waxay nasheegeen in ay weli wadaan baadhis booliska Minneapolis.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Minnesota.
« »

Comment: