Hees: Qeylodhaan (VIDEO)

Posted on Dec 18 2009 - 10:27am by News Desk
Tweet
Pin It

shamoWaa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan.
Heestan  loogu baroor diiqayo dadkii lagu laayay  qaraxii lagula beegsaday hotel shaamow.
Mu’alafika heestan, Cabdi Shire Jaamac (Ciyaaljecel), Wuxuu ka cudur daaranayaa in uussan heestan ku wada xusin dhamaan magacyada dadkii ku geeriyooday qaraxaas, xag farsamo darteed.

Waxey heestu ugu baaqeysaa bulshada soomaaliyeed in ay dib u toosaan oo iska qabtaan cid kasta oo qaranimadooda halis ku ah nooc kasta oo ay yihin.

Fanaaninta qaadaya heesta waa: Nimco Yaasiin, Jooqle , Xuseen Shire, Abdihakim Faaryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool).