Calendar

I knew bin Laden

osamaFilmkan waxaa la sameeyey ka dib markii la sheegay in ciidanka Maraykanku dileen Bin Laadin oo ahaa nin kii dhuunta u galay amaanka wadanka Marykanka, waxay Aljazeera waraysiyo ka qaaday dadkii yaqanay Bin Laadin iyo qaar la shaqeeyeyba waxayna raadraac ku samayeen meelhii uu Bin Laadin soo maray iyo ulajeedadii uu u sameyey Ururkiisa Alqaacida.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: