Calendar

IGAD oo sheegtay in ay diyaar u tahay xalinta Jubooyinka

Xogyaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa ka hadlay kulankii shalay ay wada qaateen wafdigii uu hogaaminayay iyo Madaxda ugu sareysa Xukuumada Soomaaliya.

Mudane Maxbuub Macalin ayaa shaaca ka qaaday in si wanaagsan ay u soo dhamaadeen kulamadii ay la yeesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isul wasaare cabdi faarax, wuxuuna ku tilmaamay kuwa lagu guuleystay.

Maxbuub Macalin ayaa sheegay in ay maanta ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo, wuxuuna shaaciyay inay kulamo la qaadan doonaan madaxda ugu sareysa maamulka Kismaayo.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: