Calendar

Kabtankii ka badbaaday Burcad badeeda Richard Phillips oo ka waramay dhacdadiisii (VIDEO)

phillipsBartamaha — Kabtan Richard Phillips oo ahaa ninkii burcad badeeda Soomaalidu ay ku afduubtay badweynta hindiya oo ay kasoo badbaadiyeen Navy Seals-ka Maraykanka (Markabkii Maersk Alabama) ayaa  soo saaray buug uu uga sheekaynayo sheekadii ku dhacday markii uu la kulmay burcad badeeda Soomaalida.

Richard Phillips ayaa tagay Daily Show-ga una waramay John Steward.

Halkan Riix si aad u daawato Waraysiga oo buuxa:

Comments

comments

Category : Waraysi [ INTERVIEWS ].
« »

Comment: